Home
About Bakayr Blog
Archive
Other Blogs
Advertisement
Gallery
Contact Us

Avertissement

Articles (Archive)

Media

 

Somalia's nationhood

Somalia has been a chaotic and violent Hell for more than 20 years, especially Mogadishu, the capital. Although there are many camps of hungry people, the city is showing signs of a return to normal life, thanks to the withdrawal of the Islamic extremist rebels of Al Shabaab and the presence of African Union peacekeeping forces. READ MORE...

Obama heling famine issue

Obama announces emergency aid for Africa famine

Xabsi

Baroortu Orgiga Ka Weyn
By Mohamed Bakayr
13 November 2011

Arrinta dadka masaakiinta ah ee maalin kasta lagu dilo ama lagu xidho waxaad tihiin “Nabad-Diid” waa baroortu orgiga ka weyn. Wada akhri....

Shacabka Degaanka Soomaalida Itoobiya Dagaal beeleedyo Uma Baahna
Qore: Maxamed Bakayr
28 October 2011

Shacabka ku dhaqan gobolka Soomaalida Itoobiya wuxuu u baahanyahay nabad iyo nolol, uma baahna dagaal iyo daaduumid.  Dagaal beeleedkii  dhawaan ka dhacay degaanka Yoocaale ee gobolku wuxuu keenay khasaare aan loo baahnayn in la galo oo qoysas badan noloshoodii burburiyay. Wada akhri...

Dhibaatada Soomaaliya Goormay Dhammaan? : Qaybta 1aad
Qore: Maxamed Bakayr
15 October 2011

Soomaaliya waa lala yaabanyahay. Soomaaliya waxay noqotay dal adduunku la yaabo oo mucjisoonyinka laga yaabo loo soo  qaato.  Waxaad marar badan maqlaysaa iyadoy saxaafaddu leedahay, “ xaaladdu sida Soomaaliya ayay jaahwareersantahay”-- markay  xaalad murugsan tilmaamayso. Wada akhri...

5 October 2011

Somalia Truck Bomb: Explosion Kills At Least 70 In Capital

bombing innocents

MOGADISHU, Somalia -- Islamist militants detonated a truck bomb Tuesday in front of the education ministry in Somalia's capital as students and parents crowded around to learn about scholarships, killing at least 70 people and wounding dozens, officials said. Read more...

Caddaalad Darro Waa Horumar La'aan
Qore: Maxamed Bakayr
4 October 2011

Caddaalad daradu waxay hor-istaagtaa nolasha suuban ee beni-aadamka, waxayna xannibtaa horumarka ummadi higsato.
Caddaalad darro waa in dadka lagu xadgudbo, xaqoodana la qaato. Waxay aadamuhu badanaan ka cawdaan caddaalad darro noocyo badan leh. Caddaalad darro waxay timaad golkii arrintu meeshay lahayd laga leexiyo, sababa jira dartood.  Wada akhri...

EPRDF Concludes Regular Session After Passing Decisions

3 October 2011

Addis Ababa, October 3 (WIC) - The Council of the Ethiopian Peoples’ Revolutionary Democratic Front (EPRDF) concluded its regular meeting on Saturday after evaluating first year implementation of Ethiopia’s five year Growth and Transformation Plan (GTP). Read more...

Taxes Hastened Somalia's Famine, Militant Retreatt
Bakayrblog.com
2 October 2011

The withdrawal of Somalia's al-Qaida-linked rebels from their bases in Mogadishu and severe food shortages in southern Somalia may be linked to the same problem familiar to politicians the world over: tax collections. Read more...

Share Your Experience with Us, Mr. President
By Mohamed Bakayr
14 July 2011

President Abdullahi Hassan Lugbuur should be writing about the complexity of a region that he once headed up and led to turmoil instead of boring us with mundane things and delving into the analysis of issues that are hard to grasp. Read more...

Sida Wararka Loo Qoro: Warka Adag
Qore: Maxamed Bakayr
5 July 2011

Waa maxay war? Wari waa dhacdo cusub oo ay tabiyaan wargeysyadu, raadyayaashu iyo telefeshenadu.

Waxaa wararka loo qaybiyaa laba qaybood: War Adag iyo War Fudud (Hard News and Soft News). Cashirkani wuxuu ku saabsanyahay sida warka adag loo qoro.Wada akhri

Qulqulatooyinka Soomaaliya iyo Qeybsanka Dadkeeda

Qore: Maxamed Bakayr

14 May 2011

Soomaaliya waa dal ay aafeeyeen qulqulatoonyin joogta ah iyo qeybsan qoddo dheer leh. In ka badan labaatan sano ayay Soomaalidu jaahwareer iyo qulqulatooyin joogta ah oon lagu kala adkaanaynin ku jirtaa; walina ma muuqato, inkastoon rajada Eebbe laga quusan, ileys iyo ifafaalo lagaga bixi karo dhibaatada Soomaalida haysata. Wada akhri

 

 

Copyright ©BakayrBlog 2009-2011

Other Blogs

National Union of Somali Journalists

Blogs Network

The Well

The Knight Digital Media

Poynter Online

The Commentator

AFP News

Associated Press

__________________